?url_ver=Z39.88-2004&rft_val_fmt=info%3Aofi%2Ffmt%3Akev%3Amtx%3Adc&rft.title=Warbixinta+ku+saabsan+diiwaangelinta+codbixiyayaasha+ee+Somaliland&rft.creator=Walls%2C+M&rft.creator=Schueller%2C+M&rft.description=Ujeeddada+hawlgalkani+wuxuu+ahaa+in+ay+ummada+Somaliland+iyo+hay%E2%80%99adaha+caalamiga+ahi+ogaadaan+muhiimadda+iyo+tayada+diiwaangelinta+codbixiyayaasha.+Doorashada+soo+foolka+leh+ee+madaxwaynaha+sannadka+2017-ka+waxa+saamayn+wayn+ku+yeelan+doonta+inay+si+sharci+ah+oo+xalaal+ah+u+dhacday+diiwaangelinta+codbixiyuhu.+Somaliland+waa+dalkii+ugu+horeeyey+ee+Afrikaan+ah+ee+loo+sameeyo+diiwaangelinta+codbixiyayaasha+ee+caalamiga+ah+ee+ku+salaysan+software-ka+loo+yaqaan+Iris-recognition+software%2C+habkan+waxa+la+filayaa+in+uu+ka+hortago+diiwaanglin+soo+noqnoqta+iyo+musuqmaasuqa+codaynta.+Laga+soo+bilaabo+2008dii+ilaa+2010kii+in+la+helo+hab+lagu+diiwaangaliyo+cobixiyayaasha+Somaliland+waxay+ahayd+geedka+go%E2%80%99an+lagu+hawlanaa+hirgalinteeda%2C+muddadii+lagu+guda+jiray+hawshan+dhaqan+galinteeda+qabiilooyin+kala+duwan+waxay+ku+guubaabiyeen+xubno+ka+tirsan+reerahooda+inay+isdiiwaan+galiyaan+laba+ama+ka+badan+si+ay+saamayn+badan+ugu+yeeshaan+siyaasadda+dalka.+Rajada+laga+qabo+kalsoonida+liiska+codbixiyayaasha+la+diiwaangaliyey+oo+sugani+markan+waa+mid+aad+u+sarraysa%2C+marka+la+eego+khaladaadka+caadi+ah+ee+inta+badan+ula+kaca+ah+ee+ka+muuqda+diiwaangelinta+codbixiyayaasha+dalalka+kale+ee+Afrikaanka+ah%2C+iyo+caqabadahii+lala+kulmay+muddadii+lagu+guda+jiray+dhaqangalinta+diiwaangelinta+codbixiyayaasha+doorashooyinkii+hore+ee+Somaliland.+Helitaanka+diiwaangelin+lagu+kalsoonaan+karo+waxay+doorashooyinka+soo+socda+u+noqon+doontaa+tallaabo+hore+loogu+qaaday+geeddi+socodka+labaatan+jirsaday+ee+lagu+dhisaayay+qaran+dimuqraaddi+ah+ee+Somaliland%2C+taas+oo+ka+mid+ah+baadigoobka+aqoonsi+caalami+ah.+Codbixiyayaasha+aannu+waraysannay+waxay+carrabaabeen+isa+saamaynta%2C+inay+diiwaangelinta+codbixiyaashu+saldhig+u+tahay+doorasho+xalaal+ah+oo+lagu+kalsoonaan+karo%2C+taasoo+lama+huraan+u+ah+aqoonsi+caalami+ah+oo+Somaliland+hesho.&rft.subject=Somaliland%2C+Voter+registration%2C+Diiwaangelinta+codbixiyayaasha&rft.publisher=Progressio&rft.date=2017-03&rft.type=Report&rft.source=++++Progressio+++++&rft.format=text&rft.identifier=https%3A%2F%2Fdiscovery.ucl.ac.uk%2Fid%2Feprint%2F1568027%2F1%2FVR_summary_AfSoomaali.pdf&rft.identifier=https%3A%2F%2Fdiscovery.ucl.ac.uk%2Fid%2Feprint%2F1568027%2F&rft.rights=open